Arsenal ayaa noqotay kooxdii ugu horaysay ee hesho dhibco

Kooxda kubada cagta ee Arsenal ayaa markii ugu horaysay tarikhda horyalka English ka heshay dhibcihii ugu badnaa oo ah 43 16 kulan oo ay ciyaartay. Kooxda arsenal ayaa u muuqata sandaka mid la qaban la,yahay waxaana ka go,an Mekel iyo kooxdiisu in ay Arsenal uqaadan Horyalka oo aysan qadin mudo ku dhow 20 Sano. Kooxdan ayaa ka GA  badisay 2:4 kooxda Brighton kulan ka tirsan horyaaka. 


Arsenal ayaa cawo la ciyaraysa kooxda kalinta sedexaad hada ku jirta ee Newcastle. 

Fahfihino badan ayaa soo dhigi doono kulan ko hor.

Comments