CARLO ANCELOTTI OO WAX KA BDAL WAYN KUSAMEEYAY SHAXDIISA CAWO.
Macalinka kooxda Realmadrid ee Carlos ancelotti ayaa is baal wayn ku sameeyay shaxda uu kal hortagayo kooxda Cp cecereno kulan ka tirsan copa delerey wadanka spain.
macalin ayaa ka soo katagey ciyaatoy muhiim u ah kooxad koobaad. waxaan ka mid ah Courtois,Carvajal,Modrid,Kroos,Benzema iyo Viinicius. taas ayaa la aminsanyahay in macalinka in uu nasinayo ciyaatoyda muhiimka u ah kooxda koobaad.

Comments
Post a Comment